Ciidamadii maanta la geeyay Dhuusomareeb oo la wareegay xarumo muhiim ah

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo si gaar ah u tababaran oo saakay magaaladaasi la geeyay la wareegeen xarumo muhiim ah oo magaaladaasi kuyaala. Ciidamadan oo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ayaa saakay diyaarado ka qaadeen magaalada Muqdisho waxaana la geeyay magaalada Dhuusomareeb si ay … Continue reading Ciidamadii maanta la geeyay Dhuusomareeb oo la wareegay xarumo muhiim ah